Puntland Ministers

Garowe Agoosto 07, 2017 Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed Cali gaas ayaa Goordhaweyd Ku Dhawaaqay Liiska Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Puntland
Waxaana soo Laabtay Intabadan Golahii wasiirada ee Hore :

Liiska Wasiirada :

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
20. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Shaqada Shaqalaha iyo Ciyaaraha

Wasiiru Dowlayaasha & Wasiir Ku xigeenada La magacaabay

1. Cabdirshiid Cali geelle Wasiiru Dowlaha Xanaanada xoolaha

 

2. Axmed cilmi cawaale Wasiiru Dowlaha Qorsheynta iyo Xiriirka Caalmiga ah

 

3. Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland

 

4. Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha Dekedaha iyo ilaalinta Badaha,

 

5. Sayid Cumar Guuleed Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimadka

 

6. Cabdiqani Geelle Maxamed Wasiiru Dowlaha Wasaarada Duulista iyo Garoomada

 

7. Cali yusuf Cabdi Giir Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha & Dowladaha Hoose

 

8. Cabdiraxman Jaamac Kulmiye Wasiiru Dowlaha Wasaarada Kaluumeysiga

 

9. Cabdiwali maxamed Yusuf Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga iyo DDR-ta

 

10. Cabdiftax Nuur Axmed Ashkir Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta

 

11.Maxamud Faarax Beeldaaje Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyada

 

12. Yaasiin Cabdi Seed Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada

 

Magacayada Wasiir ku xigeenada

 

1. Cabdiftax Xasan Xuseen Waloore Wasiir Ku Xigenka Wasaarada cadaalada & Diinta

 

2. CabdulaahI Xaashi Warsame qoobdeero Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Arimaha Gudaha & Dowladaha Hoose

 

3. Cabdicasiis Maxamed Aadan Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Amniga & DDR-ta

 

4. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Maaliyada

 

5. Siciid Faarax maxamud Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah

 

6. Cabdiraxman Cabdi ismaaciil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada dastuurka & Arimaha fedraalka

 

7. Dr. Maxamed Cali Faarax Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Waxbarashada & Tacliinta sare

 

8. Dr faarax maxamed Warsame Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Caafimadka

 

9. Faarax Cali Cabdi Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Howlaha Guud iyo gadiidka

 

10. Cabdirsaq Nuur Cumar Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Dekdaha iyo gadiidka Badda

 

11. Sucaad saalax Nuur Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Duulista hawada & Garoomada

 

12. Faisa Cali ismaaciil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Hormarinta & Arimaha haweenka

 

13. Cabdirsaaq cumar ismaaciil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Warfaafinta

 

14. Cabdiraxmaan Xasan Yusuf Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshada

 

15. Dr Nuur Axmed Yusuf Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha

 

16. Siciido Xuseen Cali gees Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Beeraha iyo waraabka

 

17. Maxamud Ciise Xaaji Maxamed Wasiir Ku Xigenka Wasaarada deegaanka & Dalxiiska

 

18. Maxamud Maxamed gabax Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Kalumeysiga & Kheyradka Badda

 

19. Cabdirsaaq Shire Ismcaaliil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha

 

20. Maxamed Jibriil Caateeye Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Maaliyada