Puntland Police

 

Image result for Puntland flag and logo

THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STATE IN SOMALIA

DOLWADDA GOBALLEEDKA PUNTLAND EE SOMAALIYA

OFFICE OF THE PUNTLAND STATE PRESIDENT

TALISKA BOOLISKA SOMAALIYA

THE SOMALI NATIONAL POLICE

TALISKA BOOLISKA DOWLAD GOBALEEDKA PUNTLAND

The Puntland State Police

Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Shire Faarax Ereg waa Taliyaha Ku-Meel-Gaarha Ee Ciidanka Booliska Soomaaliya

General Abdirasak Shire Farah “Ereg” is the Interim Chief of Puntland Police

Ex- Chiefs

The Chief of Puntland State Police General Mohamed Said Jaqanaf
Taliyaha Ciidanka Dowlad Goballeedka Puntland

General Mohamed Said Jaqanaf, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland

Garowe: Sabti Maarso 2013 (Wararka Dowladda) Taliyaha ciidnaka Booliska Puntland Gen.Maxmed Siciid Jaqanaf ayaa isku shaandheyn ku sameyey Hogaamada ciidanka Booliska ee Puntland isku shandheyntaan oo uu ku macneyey in habacsanaan ay soo gashey ciidanka isla markaana shaqada lagu dar-dargelinaayo waxaa xilalkii loo kala bedalay Hogaamada Ciidanaka Booliska Puntland iyo Qeybta Booliska ee Gobolka Nugaal

G/Sare: Axmed Maxamud Xasan oo ahaa taliyaha hogaanka waxaa loobedalay hoagaanka Saadka
G/Sare: Daahir Maxmed Xassan oo ahaa hogaanka saadka iyo taakuleynta waxaa loo bedaley Hogaanka howlaha ciidnka Booliska
G/Sare: Cabdi yuusuf Muuse oo hore u ahaa hogaanka tabaraka iyo qorsheynta waaxaa loo bedelay Hogaanaka Maaliyada
G/Sare: Faaraxa Warsame C/raxamaan oo hore u ahaa Taliyaha Qeybta G/nugaal waxaaa loo bedlay waaxada Hogaanaka Qorsheynta iyo tatabaraka
G/Sare: C/arxaman Xaaji Abshir [ Qaan-Qaa] oo taliye ku xigeenaka hogaanaka ilaalinta canshurha waxaana loo bedley taliyaha qeybta G/Nugaaal
Dhame: Aden Muse Jaamac oo horey u ahaa Taliyaha saldhiga Poliisaka G/nugaal waxaa loo bedelay fadhiigissi hore SPU
Dhame: Siciid i Xirsi Cali Bootaan Saldhiga Baratamaha G.niugaaal

Taliyaha ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in ay sidoo kale sameyn doonaan isku shanandheyn qeybaha kale ee uu leeyahay ciidanaka Boolisa Puntland.Ex- Chiefs

The Chief of Puntland State Police Ali Nur Omar Salah

http://www.raxanreeb.com/wp-content/uploads/Afdalow-300x225.jpgGol.Cismaan Xassan Cuuke (Afdalow) Bossosso Commander

G/lle,sare.Axmed Gaani Cali “resigned”

Former Officers

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland G/sare Muuse juqraafi

Chief of Puntland Police  Col. Muse Geography

Siciid Jaamac “Hurun”

Leave a Reply